Qeexitaanka Mashruuca
Mashruuca waxaa lagu soo jeedinayaa in la dhiso daar guryo dabaq ah oo cusub oo dul saaran dhul hoose oo leh qiyaas ahaan 20 qaybood. Ma jirto meel baabuurta la dhigto
Wareegga Goobta
Fadlan wareegga goobta nagala soo qayb gal cinwaanka 125 15th Avenue
10/13/2023 at 4pm
Faallada dadweynaha ku bixi baraha halkan hoose ku taxan
Macluumaad Xiriir
Michael From
15thavenueapartments@earlypublicoutreach.com
Fiiro: Macluumaadka Faallada Dadweynaha waxaa guraysa shirkadda b9 architects waxaana loo diri doonaa magaalada Seattle. Macluumaadka shakhsi ahaaneed ee lagu daro faallada dadweynaha ee lagu diro iimayl, foomka faallada, ama marka la joogo Wareegga Goobta (Site Tour) waxaa arki kara codsade dhinac kale ah taasoo waafaqsan Sharciga DIiwaannada Dadweynaha ee Washington (Washington Public Records Act).